Category: Education
Version: 1
Date: 30/11/2017
Description:
➯Daarulmutaqiin in ay u taagan tahay dacwadii manhajka salafka laga dhaxlay nabiga scw islamarkaane ay diyaar u tahay in ay duruusta culumada soomaalida ay faafiso
ha ahaado video , ama audio , ama qoraal
islamarkaane loo baahan yahay
dadka qeerka ka shaqeynaayo in la gacan qabto
oo lala shaqeeyo
allene uu ku aqbalo khaalisne uu ugu dhigo
Author: user_5a1f1cbd48493
OS: Android , Windows Phone